Beesha Absame oo u dooratay Ahmed Madoobe musharaxa beesha u tartama Jubaland

Kismaayo-(Jubastate)-4/16/13- Waraaq qoraal ah oo uu aqriyay Ugaas Cumar Xiireey ayaana si rasmi ah loogu shaacinayaa Musharaxa kaliya ee beesha ugu tartamaya jagada madaxweynenimada ee Jubaland uu Noqonayo Axmed Maxamed Islaam. Axmed Madoobe Goobta warkan laga aqrinayo waxaa fadhiya dhamaan …

25261_trnsFeaturedRight
 
Daawo qaraxii muqdisho ka dhacay maanta

Muqdiso-4/14/13-(Jubastate)-Daawo qaraxyo nafbadan lagu waayay oo ka dhacay magaalada Muqdisho ee Somalia   Jubastate.com

qaraxmaxkamada-300x133
 
R/Wasaare HaileMariam oo xafiiskiisa ku qaabilay R/W Saacid, ayna si xasaasi ah u wada hadlay

Addis-Ababa-4-8-13-(Jubastate)- Kulanka labada Ra’iisal Wasaare yeesheen oo intiisa badan ahaa mid labadooda u gooni ah, ayay uga arrin-sadeed xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada wadan, waxayna kulankoodan ku tilmaamay mid taariikhi ah, waji cusubna u furaya cilaaqaadka labada dal. Ayadoo Ra’iisal …

DSC00011-2-225x145
 
Madaxwaynaha DDSI Abdi Mahamud oo Casho qaas ah u sameeyay R/W Saacid

Addis-Ababa-4-7-13-(Jubastate)-   Deg-Deg: Madaxweynaha DDSI iyo Raysalwasaaraha DFS oo Kulan ku dhexmaray Sheraton Hotel Lagagana Wada Hadlay Arimaha Kismaayo. Waxaa Maanta uu Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu Qado-sharaf Ugu Sameeyay Hotel Shereton raysal-wasaaraha Dawlada Federalka Soomaliya Cabdi Faarax …

saaccid.444
 
Raisul Wasaare Saacid oo la kulmay R/wasaaraha Itoobiyo iyo Madaxwaynaha DDSI

Addis-Ababa(Jubastate) Sabti April 06,2013.Kulan Maanta Dhexmaray DFI iyo Waftiga Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa ka Dhacay Magaalada Addisababa iyadoona Dhanka Dfi ay ka qayb galeen Raysalwasaaraha DFI Mudane H/mariam Desalegn,Madaxweynaha DDSI Mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo Wasiirka Arimaha Dibada DFI Dr …

images
 
Daawo odayaasha dhaqanka beesha absame oo xaad iyo diiriye ku tilmaamay “dab huriya’yaal kooxeed”

Kismaayo-4-6-13-(Jubastate)-  Madax dhaqameedka beesha Absame oo u sheegay madax dhaqameedka beesha Hawiye siiba raga lakala dhaho Xaad iyo Diiriye in istaajiyaan hadalhaynta Jubooyinka.  Labada nin ay magac dhabeen madax dhaqameedka Absame ayaa baryihii danbe ku hadlayay erayo aan munaasab ahayn …

250px-Kismayo
 
Daawo Wafdi ay wasiirada arimaha dibada hogaaminayso oo u kicitantay Ethiopia

Muqdisho-(Jubastate)-4-5-13- Wafdi balaadhan oo ay horkacayso wasiirada arimaha dibada oo u kicitamay dalka Ethiopia. Fawsiyo Xaaji ayaa ka qaybgalaysa shirkii IGAD oo ka dhacaya Addis Ababa bisha April 7 2013.  Sidoo kale, Raisul wasaaraha Somalia Saacid ayaa isagana lagu wadaa …

13
 
Rai’sul wasaare saacid oo Jabuuti hub gudoonsiisay

Jabuuti-(Jabuuti)-4-4-13- Ra’iisal Wasaaraha oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Jabuuti, ayaa saaka guddoomay hubkan oo ka kooban 50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka.   Munaasabad ka dhacday xarunta ciidamada ee …

13
 
Daawo Wafdi Balaadhan oo punland ka soo kicitamay oo soo gaadhay Kismaayo

Kismaayo-(Jubastate)-4-3-13-Waxaa maanta soo gaadhay magaalada Kismaayo wafdi balaadhan oo kasoo kicitamay Puntland.  Wafdigan ayaa u yimid in ay ka qaybgalaan munaasabada maalinta calan saarka Jubaland iyo doorashada madaxwaynaha.   Jubastate.com

25261_trnsFeaturedRight
 
Daawo Calan Saarka Jubaland State of Somalia

Kismaayo-4-3-13-(Jubastate)- Maalinta Calan Saarka Jubaland oo lagu qabtay Kismaayo, Kadib markii la’ansixiyay dastuurka maamul goballeedka Jubaland.  Bal hoos ka daawo   Jubastate.com

25261_trnsFeaturedRight
 
no image